Deegaanka Mareergur waxaa xalay Dil loogu geystay nin dhimirka ka xanuunsanayay oo waqtiga ladilay ku xirnaa geed, marxuumka ayaa magaciisa lagu sheegay Tima Jilic Haarey, waxa uu ahaa shaqsi Magaalada aad looga yaqaaney oo mudo xanuunsanaa.

Ciidanka amniga ayaa raadinaya dadkii falkan geystay oo goobta ka baxsadey, iyadoo dilkan lala xiriirinayaa dilal horay uga dhacey Deegaanka oo salka kuhaya aano qabiil.

Dilkaan ayaa u muuqda mid ka fog Diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida madaama Dilka Noocaan horay u dhicin

Xaalada deegaankaas ayaa ah mid kacsan oo laga cabsi qabo in gacan ka hadal ka dhasho

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here