Maxkamadda G/Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho.

Maalinta Arbacada oo beri oo kaliya ay naga xigto ayay Maxkamadu sheegtay in la maxkamadeynayo Sayid Cali Daauud oo 26-kii Janaayo xaaskiisa gubay.

Advertisement

May be an image of text

Previous articleDAAWO: Maamulka Somaliland oo dalbaday in meydka C/naasir Muuse diyaarad loo soo saaro
Next articleCiidamo ka tirsan Dowlada oo dil iyo xabsi lagu kala xukumay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here