HomeWarkiiNISA oo burburisay guri Alshabaab ku keydsan jireen walxaha qarxa

NISA oo burburisay guri Alshabaab ku keydsan jireen walxaha qarxa

Ciidanka Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ka fuliyeen deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellaha Hoose ku burburiyay guri ay Khawaarijtu u isticmaali jireen kaydinta waxyaabaha qarxa.

Gurigaas ayaa la beegsaday ka dib markii la dhammeystiray xog muujinaysay in Khawaarijtu halkaas dhagar uga soo maleegayeen shacabka Soomaaliyeed.

Saddexdii bishii hore ee Juun, howlgal la mid ah oo ay Ciidanka Gaashaan ka fuliyeen isla deegaanka Dhanaane ayaa lagu dilay horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa deegaannada Dhanaane, Jilib Marka, iyo Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose.May be an image of 2 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -