HomeWarkiiNISA oo howlgal lagu dilay kooxo Al-shabaab ka tirsan ka fulisay Gobolka...

NISA oo howlgal lagu dilay kooxo Al-shabaab ka tirsan ka fulisay Gobolka Shabeelaha hoose.

Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ee NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar-Beere ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana howlgalka lagu dilay shan xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, iyadoo la burburiyay fariisimo ay kooxdu halkaasi ka sameysatay.
Ciidanka NISA ayaa kor u qaaday howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta, isla markaana looga hortagayo dhagarta ay u maleegayaan shacabka Soomaaliyeed.May be a graphic of ‎text that says "‎nWCEE AND SECURITY SIECI NATIONAL CEN 4 AGENC NISA SOMALIA البدآمنا البلد هذا اجعل‎"‎
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -