HomeWarkiiNISA oo war ka soo saartay howlgal Alshabaab badan ay ku dileen...

NISA oo war ka soo saartay howlgal Alshabaab badan ay ku dileen oo ka dhacay duleedka Degmada Afgooye

Ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay howlgal ay  ka sameeyeen degaanka Jambaluul ee Degmada Afgooye Gobolka Sh.hoose kaasoo Alshabaab badan ay ku dileen sida warbixintooda ku jirta.

Sidoo kale howlgalkaan waxaa dhibaato kasoo gaartay askar iyo shacab,hadaba halkaan ka akhriso War-saxaafadeed-ka:- May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -