Waxaa La Baafinayaa Yusuf Ciise Cali oo sawirkiisa idiin muuqda wuxuu kamid ahaa ganacsatada suuqa bakaaraha ee magalada Mogadishu mudo 2 sano ah nolol iyo geeri midna lagu ma hayo

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee degan dalalka Zambia, Mozambique, Zimbabwe Iyo South Africa waxaa si naxariis leh looga codsanaya in ay nala baadi gooban muwaadinkan Soomaaliyeed waxaana markii ugu dambeeysay eheladiisa la sheegay in uu joogay caasimada Zambia ee Lusaka

Hadaba cidii aragtaa fadlan ha la Xiriiraan Hooyo Aamino salad warsame 00252615900585

Leylo cismaan xuseen 00966593721984

Raxmo fiiqow dahir +254725055221

Fadlan Share gareeya oo nala baadi gooba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here