Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa kooxda Al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Furqaan ee hoos tagta Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelada dhexe.

Goobta lagu soo bandhigay waxaa ku sugnaa Taliyaha Ciidanka dhulka XDS General Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Guutada 17-aad ee Gorgor Dayax Cabdi Cabdulle iyo masuuliyiin kale.

Tan iyo Markii Weerarka Lagu Qaaday Alshabaab Ciidamo Katirsanaa Alshabaab ayaa Bilaabay inay isku Soo Dhiibaan Ciidamada Xooga Dalka .

Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here