Dowladda Shiinaha ayaa shaqada ka ceyrisay afar shaqaale ah oo ku sugan Shanghai kaddib markii bukaan waayeel ah ay isagoo nool ku qaldeen inuu dhintay.

Muuqaal Axaddii ku faafay internetka ayaa lagu arkayay labo shaqaalaha qeybta meydadka oo qof ay sidaan ku ridaya gaari. Dib waxaa laga arkayaa iyagoo furaya oo mid ka mid ahna uu sheegayo in qofka ay meydka u haystaan uu weli nool yahay.

Dhacdada waxay si aad ah ugu faaftay baraha bulshada ee Shiinaha.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here