OGEYSIIS: Waalidiinta Soomaalida ku dhaqan London & nawaaxigeeda oo lagu war-galinayo in la furay  “First Academy school”

0

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan mushtamaca Soomaalida ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, gaar ahaan waalidiinta in la furay [First Academy school] oo ah iskuulkii ugu horreeyey ee ay leeyihiin dad Soomaali ah, oo lagu dhigo culuunta kala duwan ee lagu dhigo dugsiyada dalkaasi.

First Academy oo muddo 8 sanno ah furnaa ayaa lagu billaabay in ubadka Soomaalida laga caawiyo casharada iskuulka ku adkaada, waxaana Iskuulkan uu ka diiwaangashan wasaaradda waxbarashada, waxaana kuugu diyaar ah macaliiin caruurtaada ka caawinaya dhammaan casharada dugsiyada heerarkooda kala duwan [hoose/dhexe/sare].

First Academy is-qoristu waa ka socotaa, waxaanna la idinku soo dhoweynayaa gacma furan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here