XIN-LABI (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsanaa Kooxda Alshabaab ayaa xalay isu soo dhiibay macawisleyda deegaanka xinlabi ee Gobolka Mudug ee Gobolka Mudug.

Sarkaalka oo lagu magacaabo Ismaaciil Xasan Cali ayaa xiriir la soo sameeyay ciidamada deegaanka ama macawisleyda deegaanka Xin-labi sidaas ayuuna iskugu dhiibay.

Advertisement

Sarkaalka waxaa lagu sii wareejiyay Ciidamada Sirdoonka Qaranka Somalia  ee NISA gaar ahaan kuwa ka howlgala Gobolka Mudug.

Dowlada Somalia ayaa hore u diyaarisay habraac la marsiiyo xubnaha ka soo goosta Alshabaab ee isku soo dhiiba dhanka Dowlada Somalia.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleLaba Askari oo la dhalatay  Taliye Suul-nuuge oo safka hore kaga jiraan Dagaaalka +SAWIRRO
Next articleProf.Yaxye Sh.Caamir “Puntland iyadaanba Dowlada ka maarmin”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here