Natiijo ka dhalatay doorasho Macmal Ah Ayaa Ethiopia ugu yeertay in ay qaado wado kale oo burbur ah

Abiy ayaa isku dayaya in uu dagaal galiyo dadka rayidka ah markii Adisababa loo soo Jirsaday 380 kilomitir dhibaatada sanad jirsatay ee Ethiopia ayaa salka ku haysa doorasho la Musuq maasuqay

Michelle Bachelet, oo ah haweeneeyda u Madaxda ah laanta Qaramada Midoobay u Qaabilsan xuquuqul insaanka, ayaa sheegray In colaadda Tigray ay calaamad u tahay Arxandarro aad u daran

“Dadka rayidka ah ee Tigrayga waxaa loo geystay dhibaato iyo silic bahalnimo,” Bachelet ayay ku tiri shir jaraa’id oo ay qabtay Arbacada maanta ah

Farmaajo ayaa sidaas si la mid ah raadinaya. wado kasta in uu u maro siduu u sii joogi lahaa Taas ooy ku jirto doorashooyin macmacal ah ooy soo abaabuleen kooxo waji guul,wadayaal ah

Somalia waxaa la gudboon in ay wax ka barato wax ka dhacaya Ethiopia

Elmi Osman Farah Boodhari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here