Goolhayaha Xulka Marocco iyo Naadiga Sevilla ee Spain ( Bono ) oayaa Caawa Xulkiisa Marocco u Soo saaray Wareega 8 ee Koobka aduunka ka dib markii xulkiisu rigoorayaal 3-0 ku samirsiiyeen Xulka Spain .

Xidigaha Xulka Marocco ee Waqooyiga afrika ayaa u Soo baxay caawa Wareega 8 ee koobka Aduunka 2022 ka dib markii ay Guuldaro iyo ciil badeen xulkii spain oo ka mid ahaa Xulalka ugu adkaa ee ka qeyb Galayay Koobka Aduunka 2022

90 daqiiqo ee ciyaarta iyo 30 daqiiqo ee lagu daray 2 xul waxa ay Isla dhaafi waayeen 0-0 iyadoo.labada dhinac ay iska.qasaariyeen fursado muhiima oo laga xusi.karo 21 Marocco fursado uu.lumiyay iyo fursado seegay dhinaca isbaanishka 22 sarabio oo badal ku Soo galay mid uu sigay

Xulka Marocco waxa ay sumcad u Soo jiideen Qaarada Afrika iyagoo gaarsiiyay Wareega aysan waayadaan gaarin ayna ugu Dambeysay 2002 oo Senegal ay gaartay Wareega 8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here