Ordaaga weyn Mahamed Farah oo Rikoor cusub dhigay

0

Orodyahanka Soomaaliga ah ee Sir Maxamed Faarax, ayaa jebiyey rikoodhka Adduunka ee orodka Halka saac, kaddib markuu orday 21,330m, kulan-orod caawa ka dhacay magaalada Brussels.

Wuxuu baro dheeraaday oo uu jebiyey rikoodh uu 13 sanno ka hor dhigay orodyahanka Itoobiyanka ah ee Haile Gebrselassie.

Mo Faraax ayaa hore taariikhda ugu galay afar jeer uu hantiyey ciyaarta Olombikada. Wuxuu u ordaa UK.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here