Orodyahanka u dhashay Britain balse asal ahaan Soomaali ah Mo Farah oo loo magacaabay safiirka Waaxda Dekadaha iyo Aaagagga Xorta ah ee Jabuuti

0

Orodyahanka u dhashay dalka Britain balse asal ahaan Soomaali ah Mo Farah ayaa loo magacaabay safiirka Waaxda Dekadaha iyo Aaagagga Xorta ah ee Jabuuti, kaddib markii ay Jabuuti dekadda dalkaasi u beddeshay degmo ganacsi.

“Waxaan ku faraxsannahay inuu Mo Farah nagala soo qeyb galo dib u habeynta Dekadda Jabuuti. DPFZA waxay ku faraxsan tahay in mudane Mo uu noqdo safiirkeenna waxayna rajeyneysaa inay mustaqbalka kala shaqeyso mashaariic.” Ayay waaxdu ku soo qortay barteeda Twitter-ka.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo daah furay munaasabadda dib u habeynta dekadda ayaa sheegay in dekaddaasi laga dhigi doono degmada ganacsiga Bariga Afrika.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here