Maamulka Puntland ayaa looga shakisan yahay abuublka Dagaalka ka socda Galmudug iyadoo la leeyahay in ay si hoose u abaabulayaan Dagaalka iyagoo taageero dhaqaale iyo mid Ciidan la garab taagan Ahlusuna

Waa maxay ujeedaka Puntland ay u taageereysa Ahlusuna

1 Maamulka Puntland ayaa u aragto hadii maamulka Galmudug si dhismo in dhaqaalo xumo soo wajaheysa siyaasad ahaana hoos ugu dhaceysa

2 Dekadda Hobyo oo la furo waxay geeri u tahay maamulka Puntland oo dhaqaalo badan ka sameeyey Deegaanada Galmudug oo Dekadahooda wax kala soo dago hada

3 In siyaasiyiinta Galmudug loo tuso kuwa aan Dowlada Dhexe hogaamin karin kuwaa oo deeganada ay ka soo jeeraan Dagaalo ka socdo xalin karin

4 Puntland ayaa u aragto kala qeybsanaanta Galmudug mid ay ka dhax abuuran karto danaheyda Siyaasada

Intaas iyo in ka badan oo leysku daray ayaa u muuqata in Puntland ka leedahay Dano Siyaasadedka muda soo jiitamaayey

Sida warka saxda sheegayo ayaa ah in Masuuliyinta Ahlusuno ay ka soo dageen dhanka Puntland halkaan laga soo siiyey dhaqaalo si ay isku abaabulaan dagaalna ugu qadaan Qoor Qoor taa hada u muuqata in ay shaqeysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here