HomeWarkiiPuntland "Heshiis ayaa dhexmaray Alshabaab iyo Villa Somalia,waana sababtii xilka looga qaaday...

Puntland “Heshiis ayaa dhexmaray Alshabaab iyo Villa Somalia,waana sababtii xilka looga qaaday Sanbaloolshe”

GAROWE (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa saxaafada u sheegay inuu jiro heshiis dhexray Dowlada Somalia iyo kooxda Alshabaab inkastoo uusan wax caden ah keenin.

“Militari ahaan madaama Dowladu iska caabin weyday Alshabaab sidaas ayay heshiis qarsoodi ah kula galeen kooxda, si ay isaga joojiyaan duullaankii ku wajahnaa magaalada Muqdisho”ayuu yiri  wasiirka Warfaafinta Puntland.

Sidoo kale ar uu ka hadlayay sababtii Taliyaha sirdoonka qarank xilka looga qaaday ayuu sheegay Wasiir Ceydiid Dirir inay ahayd heshiiska Alshabaab Dowladu la gashay.

“Heshiis ayaa dhexmaray Alshabaab iyo Villa Somalia,waana sababtii xilka looga qaaday Sanbaloolshe, xitaa waxay hakiyeen dagaalkii macawisleyda si dagaalka Al-shabaab u istaago madaama  ay heshiis kula jiraan “ayuu mar kale yiri Wasiirka u hadalay maamulka Puntland

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -