Puntland oo bogaadisay Xildhibaana maanta lagu dhaariyay Kismaayo

Maamulka Puntland ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanadda Cusub ee Maamulka Jubbaland oo maanta lagu dhaariyay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubba hoose.

Puntland waxay u hambalyaynaysaa Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubaland ayaa lagu yiri qoraalka Soo baxay maamulka Puntland.

Hoos ka aqriso qoraalka ka soo baxay Maamulka Puntland

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064