Puntland oo Hooyadii Federaalka oo sheegan jirtay oo Xiriirka u jartay Dowlada Federaalka

Maamulka Puntland oo horay u sheegan jiray Hooyadii federaalka ayaa hada u muuqata kadib markii hogaanka uu qabyay masuil ka tirsan Xarakooyinka dalka ka Jira isagoona ku jira masuuliyiinta Damajadiid  isagoona u muuqda Masuulkaasi  oo lagu magacaabo Dani shaqsi sii kala fogeynaayo Soomalida

Maamilka Puntland ayaa Qaranimada Soomaliya dhib weyn ku haayo oo marnba ogolaan wada shaqeyn dowlada dhexe marka laga reebo Tii col Cabdulaahi yuusif  oo ciidan iyo dhqaalo ku taageereen

Maamulka ayaa  Caawa ku dhawaaqay in dhamaan ay joojiyeen wada shaqeyntiii dowlada dhexe iyagoo u arko in  wax walba iyaga looga danbeeyo taana ay siweyn u diidan yihiin Hogaanka Dowlada Federaalka

Dani 10 Bil.Madaxweyne ah ayaa wali tagin xarunta Dowlada Federaalka ee Muqdiaho

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064