Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay dowladda Federaalka kala xaajoon karto waxkasta oo danaheeda ah.

Warsaxaafadeedka oo ka kooban Saddez Bog ayaa Puntland sidoo kwle ku shaacisay in Dastuurka uu siinayo in sida dowlad Madax bannaan oo kale ay u dhaqanto.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka oo dhameystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here