Puntland oo Taageertay wada hadalada uu ku Baaqay Madaxweyne Farmaajo

0

Maamulka Puntlanad oo bayaan soo saaray ayaa lagu sheegay in ay ogolaatay inay qeyb ka noqoto guddi uu dalbay xafiiska Farmaajo inay diyaariyaan kulamo looga tashanayo masiirka dalka.

Ountland ayaa sidoo kale bogaasiday hadalkii kasoo yeeray Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in doorashada dhaceyso xiligii loo qorsheeyay iyo sidoo kale go’aankii Gudoomiyaha aqalka sare ku baaqayay in la qabto shir wadatashi deg deg ah.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Jubbalan

y

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here