Puntland oo wafdi Wasiira iyo Xildhibaan u Direysay maamulka Jubbaland

0

Wararka laga Helaayo maamulka Puntland ayaa sheegaya in Dhawaan Wafdi Balaaran oo ka socda Maamulka Puntland loo dirayaa magaalada Kismaanyo oo Xarun u ah Maamulka Jubbland

Wafdiga ayaa u Jeedkiisa ah sidii looga Hortagi lahaa Matalaada Gobolka Banaadir laga Siiyey Aqalka Sare

Puntland ayaa u aragta matalaada Gobolka Banaadir mid Siyaasadeeda hoos u dhigeysa haday sidaa ku socotana Siyaasada looga adkaan Doono

Jubbland iyo Puntland ayaa qaab Qabiil u ah Xulufa mar walba looga soo Horjeeda Siyaasada Dalka

Safarka Wafdigaan ayaa ku soo aadayo Xili Dhawaan Baarlamaanka Soomaliya Gobolka Banaadir cod aqlabiyad ah ku Ogolaaday in Xubna matala la siiyo taa oo Jawareer kuriday maamulka Puntland

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here