Maxkamadda waxa ay qaadatay qaabkii Soomaaliya soo jeedisay in lagu xadeeyo xuduud badeedka oo ah in la raaco equidistant line.
Waxa ay markaas qiimeesay in ay jiraan duruufo qasbaya in xariiqa la faragaliyo(adjustment). Kenya waxa ay soo jeedisay dhowr duruufood oo qasbaya in xariiqa la leexiyo:
1. Kenya waxa ay sheegtay walwal amaanka ah. Maxkamaadu waa diiday duruuftan.
2. Kalluumaysatada oo weynaya meel ay ka kalluumaystaa. Maxkamaddu dooddaanna waa diiday.
4. Waxa kale oo Keenya ku dooday xudduuda xaqiiqa ahaan u jirtay. Dooddaanna maxkamaddu waa diidday.
5. Doodda ah in aagga dhaqaalaha iyo qalfoof badeedka xariiqa loo baahan yahay in waxyar la dadbo ayaa maxkadaddu yeeshay. Xariiqdana waa la qalloociyey oo adjustment ayaa lagu sameeyey.

 

Waxa qoray Avv Ahmed A. Khayr

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here