HomeWarkiiQaar ka mid ah dagaalamayaasha Daacish oo lagu laayay duqeymo culus oo...

Qaar ka mid ah dagaalamayaasha Daacish oo lagu laayay duqeymo culus oo ka dhacay Puntland

Sida aan ka soo xiganay warbaahinta Maamulka Puntland Duqeyn culus oo ka dhacday Togga Baallade, gaar ahaan aagga Ceelka Baarakallah ayaa lagu dilay ugu 5 kamid ah maleeshiyaadka firxadka argagixisada Daacish.

Sidda lagu sheegay qoraal kooban oo uu soo saaray Taliska Howlgalka ciribtirka Argagixisada Puntland – duqeynta waxaa fuliyay saaxiibada Dowladda Puntland ee Mareykanka.

“Duqeyn ayaa lagu dilay ugu yaraan 5 ka mid ah Firxadka Argagixisada Daacish, duqeynta oo ka dhacday aaga Barakalah ee Togga Baalade waxaa fuliyey saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka.”

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -