HomeWarkiiQaar ka mid macawisleydii lagu daweeyay Muqdisho oo maanta ku laabtay Hiiraan

Qaar ka mid macawisleydii lagu daweeyay Muqdisho oo maanta ku laabtay Hiiraan

Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad ee Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo masuuliyiin kale ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka sagootiyay qaar ka mid ah ciidamada xaq-udirirka deegaanka, kuwaas oo horay ugu dhaawacmay dagaal ay la galeen Khawaarijta.

DFS ayaa daweyn iyo baxnaanin kadib ciidamadaasi ugu celinaysa jiidaha dagaalka, si ay uga sii qeyb qaataan dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada.

Ciidamada degaanka ayaa kaalin muhiim ah kaga jira taageerada DFS ee dagaalka dalka looga xorreynayo cadowga baneystay dhiigga shacabka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -