Xaaladda Qabowga Xadka Poland iyo Belarus Ayaa aad usii Xumaanaysa waqtigan Jiilaalka ,xili kumanaan kun oo Muhaajiriin ah oo ku sugan aagaas ay qabaan rajo ah in ay kasoo gudbaan Xadka Poland , halkaas oo ilaaladda Xuduudka wadanka Poland ku hor taaganyihiin

Warbaahinta qaar ayaa qoraysa in Dawladda Ciraaq ay muwaadiniinteeda usoo diryso Diyaarad ku celisa wadankooda .
Muuqaal ay maanta sii daayeen Ilaaladda Xadka Poland oo ku baxaayey afka carabiga ayey Muhaajitiinta ugu sheegeen inay wadamadoodii ku laabtaan .

Muhaajiriintan maaha kaliyaata Carab ee waxay iskugu jiraan qoomiyado kala duwan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here