Dawladda Qadar ayaa ku soo biirtay wadamada ka walacsan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.

Waraaxaafadeedka Qadar ayaa lagu yiri “Dowladda Qatar, waxay kor u qaadeysa walaaca daran ee ku aadan xaaladaha kaso cusboonaday caasimadda Soomaliya labadi bari ee laso dhaafay

Hadal soo baxay sabtida, Wasaradda Arimaha Dibadda Qatar wexey ugu yeertay dhinacyada kala duwan ee Soomaliya in ay dajiyan xaalada, kana hortagan in ay xaalada ka darto, iyo ineey abuuran siyaasad xakameysan” ayaa lagu yiri qoraalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here