Dhalinyarada ku cusub warbaahinta inta badan waxay raadiyaan Caannimo, waxayna isticmalaan jid walba oo ay ku noqon karaan qof lahadal haayo Xumaan ama samaan, laakiin soomaalida oo aad u jecel faaafinta xumaanta in kabadan jacaylkooda faafinta wannaaga, ayaa waxay Sababtay in Qof walba oo raadinaya Caannimo ku dhaqaaqo fal fool xun oo ay soomaalidu ku yaacaan,

Quen Canab oo dharka xooratay hadaad aragtay, waxaa jira boqolaal iyada lamid ah oo warbaahin sheegta oo dharka u xoortay Damac & hunguri galay meel Xun,

Quen Mustaqbal TV ayaa baryahaan ku cadaadinaysa in dhalinyarada baahan ee u shaqeeya Caannimaduna kamaqan tahay isku Qarxiyaan Caayda Siyaasiyiinta iyo Madaxda laga Waayay Madax Furashada !

Waxa ay soo qufaysaa Qoraalo u qaawan sidii Quen Canab kadaran oo Shaxaad iyo shilimaad looga raadsanayo Madaxda Qaar, waxayse ugu darnayd markii Quen Mustaqbal Baad u raadsatay siyaasi aan aqoon baad baddeeda waa Xassan Cali khayree, waxayna Saacad walba soo Qortaa Gabay ama geeraar lagu tilmamay Qormo loonasoo dhiibay Gabar yar oo Caannimo Kamaqan tahay sidii Quen Canab, Taasoo loogu talo galay in bulshada horteeda isku qarxiso,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here