48 saac kadib waxaa dhibatada ka taagan laascaanood ka hadashay Hay’ada isku dabaridka gargaarka Qaramada Midoobay ee UNOCHA.

Hay’addan ayaa wax laga xumaado ku tilmaantay Barakacintita Somaliland ay ku hayso dadka ka soo jeedo K/soomaaliya.

UNOCHA ayaa shaaca ka qaaday inay aad uga wal wal-walsan-tahay xaaladda dadka laga soo masaafuriyey magaaladaasi, kuwaas oo isugu jiro caruur, dumar iyo rag.

Sidoo kale Hay’addan oo Qaramada Midoobay u qaabilsan howlaha isku dabaridka gargaarka ayaa sheegtay inay sidoo kale diyaarinayaan qorshayaal deg-deg ah oo lagu caawinayo dadkaasi.

Office Nairobi kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here