Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa mar kale loo jeediyay codsi ka yimid dhanka Dowada Soomaaliya kaasoo ah laga qaado cuna qabateynta hubka ee saaran Somalia.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobe Abuukar Daahir Cusmaan ayaa dalabkaan ka jeediyay khudbad  uu u jeediyay Gollaha amaanka QM,wuxuu xusay in 30 sano ka badan ay cunaqateyntu saaran tahay Soomaaliya.

Advertisement

Safiir Abuukar wuxuu tilmaamay in Somalia sameysay isbadalo dhanka amniga iyo horummarka ayna tahay in laga qaado cunuqabateynta saaran tan iyo 1992-dii.

Dhanaka kale wuxuu soo hadal qaaday arinta SSC Qaatumo oo hore Qaramada Midoobe xiligii dagaalkii Laascaanood u cambaareyeen duqeymihii Somaliland.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleMaamulka Somaliland oo si kulul uga jawaabtay aqoonsiga Maamulka SSC Qaatumo
Next articleMadaxweynaha oo ku laabtay Dhuusa-mareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here