HomeWarkiiQaramada Midoobe oo taageertay gogosha uu Madaxweyne Xasan u fidiyay mucaaradka

Qaramada Midoobe oo taageertay gogosha uu Madaxweyne Xasan u fidiyay mucaaradka

Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa taageertay gogosha uu Madaxweynaha Somalia u dhigay mucaaradka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.

Qoraal kooban oo Hay’adu soo dhigtay baraha bulshada ayaa sidan u qornaa:-

UNTMIS waxay soo dhoweynaysaa martiqaadka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, iyadoo ujeeddadu tahay in si wadajir ah xal loogu helo arrimaha muhiimka ah ee qaranka.

Waxaan mar kale ku baaqaynaa in dhammaan dhinacyada ay khusayso ay si hufan oo niyad sami leh uga qaybqaataan wada-hadallada, iyagoo danta guud ee dhammaan Soomaalida la siinayo mudnaanta koowaad.
Iyada oo la shaqeyneysa la-hawlgalayaasha kale, UNTMIS waxay diyaar u tahay inay sii waddo taageerada ay siiso dadaallada Soomaaliya ee lagu wajahayo arrimaha taagan.

May be an image of map and text that says "บก United Nations Transitional Assistance Mission in Somalia 43 minutes ago UNTMIS waxay soo dhoweynaysaa martiqaadka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya น fidisay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, iyadoo ujeeddadu tahay in si wadajir ah xal loogu helo arrimaha muhiimka ah qaranka. Waxaan mar kale ku baaqaynaa in dhammaan dhinacyada ay khusayso ay si hufan oo niyad sami leh uga qaybqaataan wada-hadallada, wada- iyagoo danta guud ee dhammaan Soomaalida la siinayo mudnaanta koowaad. Iyada oo shaqeyneysa la-hawlgalayaasha kale, UNTMIS waxay diyaar u tahay inay sii waddo taageerada ay siiso dadaallada Soomaaliya ee lagu wajahayo arrimaha taagan."

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -