Qarax miino oo sababay dhimasho iyo dhaawaac yaa hataan waxaa duleedka dhusamareeb lagula egtay ciidan katirsan dowladda Somalia oo ka baxay Dhusamareeb.

Halka ciidamada qaraxa lagula eegtay ayaa lagu magacabaa sina-dhaqo taas oo dhacda duleedka caasimaada galmudug.

Qaraaxaan ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawc .

Inta la xaqiijiyey qaraxaan waxaa ku dhintay labo askari halka u dhaawaca ka badanyahay 10 askari.

Gaariga qaraxa haleelay ayaa waxa uu galbinayey Taliyaha ciidanka qeybta 21aad general Qooje.

Xaalada goobta ay wax ka dhaceen ayaa aad u kacsan.

Wixii ku sookor dhaa waad maqli doontaan.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here