Wararka ka imaanaya degmada Shibis ayaa sheegaya in goor dhawayd halkaas lagula eegtay Qarax gaari ay la socdeen siyaasiyiinta kala ah Xuseen Caraale iyo Muxudiin Xasan Afrax oo labaduba ah xildhibaano hore.

 

Wararku waxay sheegayaan in afar askari ay ku dhinteen qaraxaas, isla markaana ay jiraan dhaawacyo soo gaaray mas’uuliyiinta qaar.

sidoo kale Qaraxa ayaa ahaa miino la dhigay wadada dhinaceeda, warar kala duwan ayaana ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay.

 

Kala soco BOgan wixii ku soo kordha Qaraxaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here