HomeWarkiiQarax ay ku dhinteen Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka dhacay Baydhaba

Qarax ay ku dhinteen Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka dhacay Baydhaba

BAYDHABA (Wararka laga helaayo Magaalada Baydhaba ee Xarunta Maamul Goboleedka Koofur-galbedd ayaa sheegaya in maanta qarax lala eegtay ciidamada Itoobiyaanka xili ay ku sii jeedeen garoonka diyaaradaha Baydhaba.

Qaraxa oo ahaa miinada  dhulka lagu aaso ayaa lala helay mid ka mida gaadiidkii ay wateen ciidamada Itoobiyaanka,waxaana ka dhashay khasaare nafeed oo dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

2 Askari oo itoobiyaan ah ayaa dhimatay halla laba kalana dhaawacmeen , ciidanada ayaa qaraxa kadib waxay fureen rasaas inkastoo aan la soo sheegin cid wax ku noqotay.

Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidamada oo xoogaa xirtay halka dhibaatadu ku qabsaday inkastoo ay markii danbe ay fureen jidka islamarkaana iska sii wateen socdaalkooda.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -