HomeWarkiiQarax ay ku dhinteen ciidamo iyo shacab oo ka dhacay Ceel-waaq

Qarax ay ku dhinteen ciidamo iyo shacab oo ka dhacay Ceel-waaq

CEEL-WAAQ (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedd ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax sa babay khasaare nafeed.

Mooto loogu adeego ciidamada Dowlada iyo kuwa Jubaland ayaa la soo sheegayaa in qarax lala helay kaasoo ahaa  nuuca dhulka lagu aaso ee culeyskana ku qaraxda.

Guud ahaan 2 askari oo mootada saarnaaa iyo nin shacaba oo mootada waday waxay ku dhinteen qaraxa sida uu cadeeyay Gudoomiyaha arimaha bulshada Degmada Ceel-qaaq.

Gudoomiyaha oo warbaahintu wax ka weydiisay qaraxa halka uu ka dhacay ayuu sheegay in qaraxa uu ka dhacay meel ka baxsan xerada ciidamada qiyaasiyii 40Mt,gudoomiyaha wuxuu intaasi ku daray in xaalada magaalada sideeda kale ay aad u wanaagsan tahay islamarkaanma qaraxyadu nuucaani ay dhacaan mararka qaar maddaama sida uu sheegay cadowgu mar qaab u dagaalamo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -