Qarax Ciidamada NISA lagula eegtay Magaalada Jowhar

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay magaalada Jowhar, waxaana lala eegtay Ciidamada Dowlada.

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in qarax miino maanta laga beegsaday ciidamada dawladda, kaasi oo sababay khasaare nafeed.

Qaraxaan ayaa waxaa ka dhashay qasaare nafeed oo soo gaaray Ciidamadii lala Eegtay Qaraxaas, waxayna arintaan ku soo aadaysaa Xili malmo kadib lagu wado in ay Doorasho ka dhacdo Halkaas, waxaana la Geeyay saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Hrumcad.
Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here