AFGOOYE (DAYNIILE.COM)-Qarax Bam gacmeed loo adeegsaday ayaa caawa xilihii salaada cishaha wuxuu ka dhacay Magaalada Afhooye ee Gobolka Shabeelha hoose.
Bam gacmeedka oo la sheeagay inay Alshabaab ka danbeeyaan ayay la eegteen kabarada Qaadka lagu iibiyo halkaasoo badanaa ay imaadaan askarta Dowlada .
Sida dadka Degmada noo sheegeen waxaa qaraxa ku dhintay hal ruux oo ahayd haweeney jidka mareysay halka ilaa 6 ruux oo shacab ahaaa ay ku dhaawacmeen.
XAFISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
