MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-
Wararka laga helaayo Degmada Heliwaa ayaa sheegaya in maanta qarax gaari loogu xiray mid ka mida shaqaalaha shirkada isgaarsiinta Hormuud.

Ninkaan oo lagu magacaabi jirey C/Wahaab Cismaan Ahmed ayaa ku dhintay qaraxa Allaha u naxariistee, halka laba kalena ku dhaawacmeen.

Advertisement

Marxuumka ayaa watay gaari Noah ah kaasoo gabi ahaanba ku burburay qaraxa.

Maaha markii ugu horeysay ee qaraxyo lagu weeraro gawaarida iyo xarumaha shirkada isgaarsiinta Hormuud Telecom,maalmihij ugu danbeeyay ayaa sidaan oo kale loo weeraray.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDuqa Muqdisho oo maanta dhagax dhigay wado isku xirta Laba Degmo
Next articleDowlada oo war cusub Caawa ka soo saartay dagaalkii Deegaanka Jeex-Jeex

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here