Qarax Goor dhawayd ka dhacay Xarun Ciidanka Dowladda ay ku leeyihiin Degmada afgooye

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya  Qarax goordhow  ka dhacay degmada Afgooye, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

Wararku waxaa ay sheeegayaan in Qaraxu uu ka dhacay Xarun Ciidanka Dowladda ay ku leeyihiin Degmada, waxaana la sheegay in uu ahaa Miino dhulka lagu aasay.

sidoo kale ma jirto  cid xaqiijin karta Khasaaraha rasmiga ah ee   ka dhashay Qaraxa, waxaana la sheegay in Ciidanka ammaanka Afgooye ay xireen isku socodka goobta ay wax ka dhaceen iyo degaanada ka Agdhaw.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here