BARAAWE (DAYNIILE.COM)-Magaalo Xeebeedka  Baraawe ee Gobolka Sh.hòose waxaa laga soo sheegayaa inuu maanta ka dhacay qarax xoog leh oo laga maqlay xaafadaha magaaladaasim

Qaraxa ayaa ka dhacay boosteejada baabuurta laga raaco ee  Kuunyo Barow,gaar ahaan kabarada qaadka lagu iibiyo.

Advertisement

Wali wax faahfaahin ah lagama hayo marka la eego qaraxaasi iyo hadii uu khasaare nafeed keenay intaba.

Masuuliyiinta Maamulka Baraawe war kama soo saarin marka la eego qaraxas aad looga maqlay Baraawe xaaadaha lala duwan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleAbaal-marino la gudoonsiiyay xulka Gobolka Banaadir iyo qaar ka mida Taageerayaashooda
Next articleDuqa Muqdisho “inagaa codsanay Sh.Xuseen C.Jabuuti, wuuna yimid Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here