Muqdisho (dayniiile.com)-Qarax miino oo gaystay khasaare nafeed ayaa xalay ka dhacay Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho.

Inta la ogyahay 1-ruux ayaa dhintay tira kalana way dhaawacmeen kuwaasoo la gaarsiiyay goobaha caafimaadka sida ay sheegtay idaacada Kulmiye.

Advertisement

Miinadaan qaraxa loo adeegsaday ayaa ahayd nuuca soo boodada ah waxaana la geliyay meel ku dhaw iskuulka Halgan ee Degmada Dharkeenleey.

Inkasgtoo hal ruuxna dhintay tira kale oo aan la cayimina ay dhaawacmeen hadana miinada waxay ku qarxday meel wado ah oo dadku ku badan yihiin.

Hey’adaha amaanka ayaa markii ay goobta soo gaareen waxay qabteen dad agu tuhunsan yahay inay ku lug leeyihiin qaraxaasi.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleMadaxa Atmis oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Dalka Sweden
Next article12-ka Oktoobar Maalinta Calanka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here