HomeWarkiiQarax khasaare nafeed geystay oo goor dhaw ka dhacay suuqa Bakaaraha

Qarax khasaare nafeed geystay oo goor dhaw ka dhacay suuqa Bakaaraha

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qarax xooggan oo goor dhaw laga maqlay Magaalada Muqdisho ayaa la soo sheegaya inuu ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Boorso la soo geliyay walxaha qaraxa ayaa la soo sheeyaa in la dhigay meel u dhaw masaajidka cowska ee suuqa Bakaaraha halkaasoo ay shaqo amni ka hayeen ciidamo ka tirsan 

Qaraxaan waxaa ku dhaawacmay laba askari oo ka tirsan ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ,sidoo kale waxaa ku dhaawacmay haweeney mareysay nawaaxiga halka qaraxa uu ka dhacay sida aan wararka ku helnay.

Qaraxyada Muqdisho ka dhici jirey ayaa hada si aad ah u yaraaday iyadoo ay noqdeen kuwo dhif iyo naadir,bishii abril qarax weyn oo dad badan ku dhinteen ayaa loo dhigay Madaxweyne Xasan inkastoo uu ka bad-baaday balse dad shacaba ayaa ku dhintay.

XAFIISKA WARARAKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -