Weerar ku bilowday Qarax ayaa lagu weeraray Xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee Degmada Xamar Rasaas ayaana socota.
Shaqaalaha gobolka Banaadir ayaa sheegaya in xarunta ka socoto rasaas iyado qarax labaad halkaas ka dhacay wali waxaa jira jahwareer iyadoo la ogeyn xaalka dhabta ah ee hada ku sugan yihiin masuuliyinta ku sugnaa xarunta gobalka Banaadir
Sikastaba ha ahaate wali si rasmi ah looma cadeyn karaa khasaaraha iyo xarunta gudaheyda waxa ka socda hase ahate wixi faahfaahin ah halkaan ayaad kala socon doontaan