HomeWarkiiQarax lagu weeraray goob kaararka doorashada laga qaadanayay Muqdisho

Qarax lagu weeraray goob kaararka doorashada laga qaadanayay Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qarax ayaa goor dhaw ka dhacay Xaafada Gubta Degnada Dayniile ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan goob laga qaadanayay kaararka doorashada qof iyo cod ah.

Askarina ayaa ku dhintay dhowr kalana waa ku dhawacmeen kuwaasoo isugu jirey  shacab iyo ciidamo Booliis ah oo amniga hoobta u xilsaarnaa.

Qaraxaan ayaa noqonaya kii 2-aad oo Muqdisha ka dhaca mudo 24 saac gudahood,waxaana qaraxa kale uu ahaa kii xalay ka dhacay xerada ciidanada Jen.Dhagabadan.

Hay’adaha amniga Dowlada ayaa lagu wadaa inay ka hadlaan qaraxana dhimashada iyo dhaawaca sababay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -