Muqdisho (dayniiile.xom)-Isgoyska Zoope ee Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka dhacay Qarax miino oo khasaare gaystay.

Inta laga war hayo Haweeneey ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi miino oo laamiga la dhigay.

Advertisement

Booiiska Gobolka Banaadir ayaa qaraxa kadib soo gaaray goobta waxayna sameeyeen howlgal baaritaano ahaa.

Ciidamada waxaa la sheegay inay qab qabteen dhowr qofood oo ka dhawaa halka qaraxu ka dhacay iyadoo ay mari donaan hubin ah inay ku lug leyihiin iyo inkale.

Dowladaan tan iyo markii ay dhalatay Bishii may 2022 waxaa aad u yaraaday falalkii qaraxyada badan ahaa ee joogtada uga dhici jirey caasimada taasoo Alle mahadiis ah kadib isbadal lagu sameeyay dhanka hogaanka hay’adaha amaanka

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleXeer ilaaliyaha Hirshabelle oo la mahacaabay
Next articleIsimada Punland oo go’aamiyeen in doorashadu noqoto nuucii hore ee baarlamaaniga aha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here