Qarax sababay dhimasho iyo dhawaac oo ka dhacay Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada Dhexe.

0

Wararka ka imaanaya Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada Dhexe. ayaa sheegaya in uu ka dhacay saakay halkaas Qarax ay dad shacab ah ku dhinteen.

Qaraxan  oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala beegsaday mooto ay saarnaayeen dad shacabka, waxaana la soo werinayaa in khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay qaraxaasi.

sidoo kale Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku geeriyootay, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen qaraxaasi.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here