War deg deg ah Qarax xoogan oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

War hada soo dhacay ayaa sheegay in wax yar ka hor Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha ka soo horjeedka Salaam Bank

Qarax ayaa sida la sheegay waxaa ku dhintay Labad Qof halka dhaawaca lagu sheegay 6 Qof

Xaalada ayaa kacsan Sida caadad ayhed waxaa goobta soo gaaray Ciidanka Dowlada kuwaa oo Baaritaan ka bilaabay goobta

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo badanaayo maal mahaan Qaraxyada loo adeegsanaayo Miinooyinka la duugo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here