Qaraxii ka dhacay goor dhawayd isgoyska Black Sea oo lagu dilay Taliyihii ciidamada dhar cadda ee NISA

0

warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay  isgoyska Black Sea ee  degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka isgoyska Black Sea, waxaana wararku ay sheegayaan inay fulisay haweeney isku xirtay walxaha qarxa.

Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya in qaraxan lagu diley taliyihii ciidamada dhar cadda ee NISA u qaabilsanaa degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir.

sidoo kale Marxuumka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay,  Caano-Geel, kaas oo xilliga uu qaraxu dhacayey isaga iyo ciidamo kale ay ku sugnaayeen halkaasi.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here