Qaraxya Gil Gilay Caasimada Emaaradka

0

Labo qarax oo dhaliyay khasaaro kala duwan ayaa ka dhacay maqaayado kuyaala Magaalada Abu Dhabi ee caasimada dalka Imaaraadka Carabta, sida ay ku warameen booliiska Imaaraadka.

Qaraxyadan oo labo ahaa ayaa siyaabo kala duwan uga dhacay labo maqaayad ay ku jirto KFC oo kutaala magaalada Abu Dhabi, waxaana qaraxyadan sabeen khasaaro nafeed iyo bur bur dhaqaale.

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay qaraxyadan halka tiro kalana ku dhaawacmeen, waxaana dadka dhaawacmay qaarkood oo qaba dhaawacyo culus lagu daweenayaa isbitaalo kuyaala magaalada Abu Dhabi.

Wali lama oga  cida ka dambeesay qaraxyadan maanta ka dhacay magaalada Abu Dhabi, waxa ayna qaraxyadan imaanaya xili maanta magaaladaasi ka degtay diyaaradii ugu horeesay oo toos uga timid Isra’il.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here