Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada degaanka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay 14 xubnood oo isugu jiray Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Kooxda Al-shabaab kuwaas oo isku Uruursanaayay  degaanka Dhabaq-libeey oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ee ka xoreeyay Alshabaab magaalooyinka muhiimka ah ee Gobalka Shabeellaha dhexe ayaa wali deegaannada howdka ah iyo tuulooyinka ka wada howlgalo ay ku baacsanayaan Khawaarijta firxadka ah.

Mayded Farabadan oo Ka Tirdanaa Alshabaab Ayaana Lasoo Dhoobay Degmada Aadan Yabaal kuwaas oo Ciidamada Macawisleydu Horay Usoo Qaateen Si ay lacago uga Qaataan Madaxda Dowlada ee Hogaaminaysa Dagaalka

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here