Waxaa soo kordhaya  qasaaraha ka dhashay qarax qasaare xooggan geestay oo ka dhacey degmada Wadajir ee Magaallada Muqdisho .

Qaxan ayaa ka dhacay maqaayad ay ku shaaheeyaan dad shacab ah iyo Ciidamo katirsan dowladda somaaliya, oo aan ka fogayn Xerada Xalane. .

Warar  hor dhac ah ayaa sheegaya in dad gaaraya 15 ruux oo is kuugu jiraan shacab iyo askar goobta kusugaa ay ku dhinteen  waxaana ku dhaawacmay dad gaaraya 30 qof.

sidoo kale Dadka deegaanka ayaa sheegey inuu qaraxa ahaa miino iyadoona uu geestay qasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed .

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here